HomeWararScaiid Deni oo Dhaliilay wadahadalka Dowladda Somalia iyo Somaliland u furmay

Scaiid Deni oo Dhaliilay wadahadalka Dowladda Somalia iyo Somaliland u furmay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Madaxweyanaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay wadahadallo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland shalay oo khamiis ah uga furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi. Madaxweyne Saciid Deni ayaa dhaliilay shirka u socda Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Muuse Biixi Cabdi, isagoona wadahadallkaasi ku tilmaamy kuwo qaldan. “Shirka Jabuuti […]

- Advertisement -

Madaxweyanaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay wadahadallo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland shalay oo khamiis ah uga furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa dhaliilay shirka u socda Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Muuse Biixi Cabdi, isagoona wadahadallkaasi ku tilmaamy kuwo qaldan.

- Advertisement -

“Shirka Jabuuti ka socda waan dhaliileynaa waana cambaareeyneynaa, garna ma aha in iyadoo Soomaaliya oo ay Puntland ka maqan tahay in la yiraahdo Soomaaliya ayaa laga hadlayaa, waa arrin khaldan” ayuu yiri madaxweynaha Puntland Saciid Deni.

Hadalkaan ayaa waxa uu Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ka sheegay Munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, oo uu xalay ku shaaciyay Deni inuu mar kale u taagan yahaya qabashada xilka Madaxweynaha Maamulkaasi.

Si kastaba, Wadahalada u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa in muddo ah hakad ku jiray, balse shalay ayey dalka Jabuuti dib uga bilowdeen, waxaana kulamada marti geliyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Latest stories