HomeWararTiro badan oo Shacab Reer Falastiin ah oo Qasa lagu laayay saacado...

Tiro badan oo Shacab Reer Falastiin ah oo Qasa lagu laayay saacado guahood

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasaaradda caafimaadka ee Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay la dilay dad gaaraya 241 oo qof kuwaas oo sababsaday weerarada iyo howlgallada ciidamada Israa’iil ay ka wadaan Marinka Qasa. Dhanka kale madaxweynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabbaas ayaa ku tilmaamay xaaladda Qasa ka jirta “dambi dagaal” oo culus oo […]

- Advertisement -

Wasaaradda caafimaadka ee Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay la dilay dad gaaraya 241 oo qof kuwaas oo sababsaday weerarada iyo howlgallada ciidamada Israa’iil ay ka wadaan Marinka Qasa.

Dhanka kale madaxweynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabbaas ayaa ku tilmaamay xaaladda Qasa ka jirta “dambi dagaal” oo culus oo laga galayo dadka reer Falastiin.

- Advertisement -

Israa’iil ayaa weli ku adkeysanaysa in ay sii wadayso dagaalka ilaa inta ay ka xaqiijineyso hadafka ay ka leedahay.

Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa sii xoogeysanaya waxyeellada dadka rayidka ah ka soo gaaraysa dagaalka iyadoo ay nolosha Qasa-na sii noqoneyso mid sii adkaanayso oo xitaa dadkii waxaa gabaabsi ka ah cunto, biyo nadiif ah iyo dawo.

 

Latest stories