HomeWararMaamulka Gobolka Banaadir oo Gacanta ku dhigay Shirkado lacago baad ah ka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Gacanta ku dhigay Shirkado lacago baad ah ka qaadayay Bajaajleyda

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay shirkado lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl gasha Muqdisho, waxa uuna maamulka Gobolka sheegay in sharciga lala tiigsan doono kuwa gacanta lagu soo dhigay iyo cidkaste oo ku howlan dhibaateynta bulshada. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay inaan gaadiidka Bajaajta ah laga qaadi karin […]

- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay shirkado lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl gasha Muqdisho, waxa uuna maamulka Gobolka sheegay in sharciga lala tiigsan doono kuwa gacanta lagu soo dhigay iyo cidkaste oo ku howlan dhibaateynta bulshada.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay inaan gaadiidka Bajaajta ah laga qaadi karin Lacag dhaafsiisan waxii sharciga ahaa ee ku waajibay.

- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay cabasho xooggan ayay Muujiyay bajajleyda ka howlgala Caasimadda, waxaana farriin adag ay u direen Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Madaale iyo masuuliyiinta kale ee dowladda Somalia.

Ugu dambeyn maamulka ayaa qaaday tallaabooyin dib loogu eegayo Cabashooyinka Bajaajleyda iyo cidda ka qaadda lacagaha ay ka cabanayaan, waxaana haatan maamulku uu sheegay inuu gacanta ku dhigay Shirkado ku howlanaa qaadista lacagaha baadda ah ee ay ka cabanayaan Bajaajleyda Muqdisho.

Latest stories