HomeWararGuddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Guddoomiyaha ayaa xildhibaanada uga warbixiyey sameenta dalkeena ka soo gaartay isbeddelka Cimilada, jawaab celinta hay’adda ka bixisay daadadka iyo fatahaadaha El-Niño ee Gobolada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Guddoomiyaha ayaa xildhibaanada uga warbixiyey sameenta dalkeena ka soo gaartay isbeddelka Cimilada, jawaab celinta hay’adda ka bixisay daadadka iyo fatahaadaha El-Niño ee Gobolada dalka Ku dhufatay iyo dadaalada ay wali wado.

- Advertisement -

Xildhibaan Hodan Xasan ayaa sheegtay in ay u sameen doonto hay’adda u Qaraamid( Advocacy) dhinaca Diasporada ah, si hay’adda ay uga cawiyaan gurmadka ay wado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts