HomeWararRW Yahuudda oo ku hanjabay Weeraro Culus oo ka dhan ah Xamaas

RW Yahuudda oo ku hanjabay Weeraro Culus oo ka dhan ah Xamaas

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay sii xoojin doonaan dagaalka Xamaas ay kula jiraan. Isniintii ayuu ka soo laabtay Qasa, wuxuuna Netanyahu u sheegay xubnaha xisbigiisa Likud in dagaalku “uu socon doono waqti dheer, dhammaadkiisuna uusan dhowayn”, isagoo intaa ku daray in askartii uu kula kulmay Qasa ay weydiisteen […]

- Advertisement -

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay sii xoojin doonaan dagaalka Xamaas ay kula jiraan.

Isniintii ayuu ka soo laabtay Qasa, wuxuuna Netanyahu u sheegay xubnaha xisbigiisa Likud in dagaalku “uu socon doono waqti dheer, dhammaadkiisuna uusan dhowayn”, isagoo intaa ku daray in askartii uu kula kulmay Qasa ay weydiisteen in dagaalku aanu joogsan oo uu sii socdo ilaa iyo inta laga gaarayo. dhamaadka.

- Advertisement -

Hadalka raysal wasaaraha Israa’iil ayaa imaanaya xilli xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka uu sheegay in ay qasab tahay in Israa’iil ay hoos u dhigto duqeymaha xooggan ee ay ka waddo Marinka Qasa

Latest stories