HomeWararBaarlamaanka Maamulka SSC khaatumo oo soo saaray go’aammo culus

Baarlamaanka Maamulka SSC khaatumo oo soo saaray go’aammo culus

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Baarlamaanka Maamulka SSC khaatumo ayaa soo saaray go’aammo culus oo ku aaddan bulshada degaanada Maamulkaasi, xili dhawaan ay isaga baxeen Xildhibaanada SSC Maamulka Puntland. Go’aammo ay soo saareen Golaha dhexe ee SSC Khaatumo ayaa digiin loogu diray qof walba oo reer SSC ah oo doonaya inuu maamulada kale wax la qaybado ama u uku biro. […]

- Advertisement -

Baarlamaanka Maamulka SSC khaatumo ayaa soo saaray go’aammo culus oo ku aaddan bulshada degaanada Maamulkaasi, xili dhawaan ay isaga baxeen Xildhibaanada SSC Maamulka Puntland.

Go’aammo ay soo saareen Golaha dhexe ee SSC Khaatumo ayaa digiin loogu diray qof walba oo reer SSC ah oo doonaya inuu maamulada kale wax la qaybado ama u uku biro.

- Advertisement -

“Dadka SSC-Khaatumo kama mid noqon karaan Puntland ama maamul kale – waayo waxa khalkhal geleya midnimada iyo nabadda deegaanka.” Ayaa lagu yiri Warqad ay soo saareen Golaha dhexe ee SSC.

HOOS KA AKHRISO GO’AAMADA AY SOO SAAREEN

- Advertisement -

 

Latest stories