HomeWararHay’adda SoDMA oo gargaar gaarisiiyay 1500 oo qoys

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarisiiyay 1500 oo qoys

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaashanaysa maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa 1,500 oo Qoys oo wajahayey nolol adag gargaar ugu qaybisay gudaha Isbitaalka weyn ee Magaaladas. Qoysaska Gargaarkaan loo qaybiyey ayaa iskugu jiray Danyar, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii uga soo barakacay fatahaadaha iyo daadadka El-Niño. Degmada […]

- Advertisement -

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaashanaysa maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa 1,500 oo Qoys oo wajahayey nolol adag gargaar ugu qaybisay gudaha Isbitaalka weyn ee Magaaladas.

Qoysaska Gargaarkaan loo qaybiyey ayaa iskugu jiray Danyar, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii uga soo barakacay fatahaadaha iyo daadadka El-Niño.

- Advertisement -

Degmada Jalalaqsi iyo degaanada ku dhaw waxa ay ka mid yihiin goobaha ay sida ba’an u saamaysay xaaladdaha El-Niño.

 

Latest stories