HomeWararUrurka Xisbullaah oo si adag uga hadlay sarkaal sare oo u dhashay...

Ururka Xisbullaah oo si adag uga hadlay sarkaal sare oo u dhashay Iran oo duqeyn lagu dilay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ururka Xisbullaah ee dalka Lubnaan ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in dilka Radhi Mousavi, oo ahaa lataliye sare kana tirsanaa Ilaalada Kacaanka Iran, “uu ahaa weerar cad xishood la’aan iyo xad gudub. Bayaanka ayaa intaa ku daray in Radhi Mousavi uu ahaa “mid ka mid ah walaalaha ugu wanaagsan ee ka shaqeeyay in […]

- Advertisement -

Ururka Xisbullaah ee dalka Lubnaan ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in dilka Radhi Mousavi, oo ahaa lataliye sare kana tirsanaa Ilaalada Kacaanka Iran, “uu ahaa weerar cad xishood la’aan iyo xad gudub.

Bayaanka ayaa intaa ku daray in Radhi Mousavi uu ahaa “mid ka mid ah walaalaha ugu wanaagsan ee ka shaqeeyay in ay taageeraan iska caabinta Islaamiga ah ee Lubnaan muddo tobanaan sano ah.”.

- Advertisement -

Mousavi, oo ahaa lataliye sare oo ka tirsanaa Ilaalada Kacaanka Iran, ayaa Isniintii lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo la rumeysan yahay in Israa’iil ay gaysatay, kaasoo ka dhacay meel ka baxsan caasimadda Suuriya ee Dimishiq.

Xisbullaah iyo ciidamada Israa’iil ayaa maalin walba is weydaarsada duqeymaha tan iyo markii uu bilowday dagaalka Qasa.

Latest stories