HomeWararXubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Cabdirashiid Maxamed Cabdi oo loo yaqaan “Indhacade” ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Guutada 14-ka October ee ku sugan deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdirashiid oo kasoo jeeda Magaalada Baydhabo ayaa Al-Shabaab ugu biiray sida uu sheegay deegaanka Doolan-doole ee Gobolka Baay horraantii 2018, markii uu qaatay […]

- Advertisement -

Cabdirashiid Maxamed Cabdi oo loo yaqaan “Indhacade” ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Guutada 14-ka October ee ku sugan deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed

Cabdirashiid oo kasoo jeeda Magaalada Baydhabo ayaa Al-Shabaab ugu biiray sida uu sheegay deegaanka Doolan-doole ee Gobolka Baay horraantii 2018, markii uu qaatay fikirka lagu, kadib ayuu qeybta jabhadaha ee Shaabaab uga soo barbar dagaalamay gobolada Baay iyo Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Cabdirashiid Indhacadde in dhibaatooyin badan kala soo kulmay kooxda Al Shabaab intii uu katirsanaa, waxa uuna xusay in uu go’aansaday in uu isaga soo tago kooxdaasi uu sannadaha badan kasoo tirsanaa.

Dowladda Soomaaliya ayaa deegaanno lala duwan maalmihii lasoo dhaafay kusoo bandhigtay xubno katirsaaa Al Shabaab, kuwaa oo dowladda sheegtay in ay kasoo baxeen kana faa’iideesteen cafiskii loo fidiyay.

Latest stories