HomeWararIngiriiska oo Dowladda Somalia ugu yaboohay Lacag dhan 9 Million oo Dollar

Ingiriiska oo Dowladda Somalia ugu yaboohay Lacag dhan 9 Million oo Dollar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca ADRiFi ee Bangiga Horumarinta Afrika kaasoo hay’adda SoDMA fuliye ka tahay. Foreign Commonwealth and Development Office ayaa ballan-qaadkaan dhaqaale sameysay intii lugu guda jiray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca ADRiFi ee Bangiga Horumarinta Afrika kaasoo hay’adda SoDMA fuliye ka tahay.

Foreign Commonwealth and Development Office ayaa ballan-qaadkaan dhaqaale sameysay intii lugu guda jiray shirkii caalamiga ahaa ee lugu falanqeeynayay arrimaha is-beddalka cimilada – COP28 ee lagu qabtay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Tallaabadaan iyo deeqdaan dhaqaale ayaa gacan ka geysan doonta, maareynta musiibooyinka bani’aadannimo ee dalka oo ay abaarahu ugu horreeyaan muddo shan sano ah.

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa uga mahadceliyay mas’uulka matalayay FCDO, dowladda iyo shacabka UK, sida hagar la’aanta leh oo ay u garabtaaganyihiin shacabka Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts