HomeWararMas'uul hore oo lagu eedeeyay inuu ku biiray AS oo Maxkamadda Ciidamada...

Mas’uul hore oo lagu eedeeyay inuu ku biiray AS oo Maxkamadda Ciidamada lasoo taagay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxaa Maanta oo sabti ah la horgeeyay Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Arrimaha bulshada degmooyinka Hodan iyo Xamar weyne ee Gobolka Banaadir Abuukar Saalax Maxamuud. Waxaa lagu eedeeyay mas’uulka hore ee ka tirsanaa Maamulka Gobolka inuu ku biiray dagaalamayaasha Al-Shabaab, isla markaana uu ku qancay nidaamka Al Shabaab, sida uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxaa Maanta oo sabti ah la horgeeyay Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Arrimaha bulshada degmooyinka Hodan iyo Xamar weyne ee Gobolka Banaadir Abuukar Saalax Maxamuud.

Waxaa lagu eedeeyay mas’uulka hore ee ka tirsanaa Maamulka Gobolka inuu ku biiray dagaalamayaasha Al-Shabaab, isla markaana uu ku qancay nidaamka Al Shabaab, sida uu ku sheegay wareysi laga qaaday oo ay baahiyeen Shabaabka.

- Advertisement -

Xeer Ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa kusoo eedeeyay guddoomiye ku-xigeenkii hore ee degmada Hodan Abuukar in uu ku qancay fikirka Al Shabaab uuna ku biiray, waxa ayna ku eedeeyeen in wada shaqeyn toos ah la lahaa.

Guddoomiye kuxigeenkii hore ee arrimaha bulshada degmada Hodan Abuukar Salaad oo maxkamadda kahor hadlay ayaa beeniyay eedeymaha loo soo jeediyay ee ah in uu ku biiray Al Shabaab, waxa uuna xusay in sababo ammaan iyo mid ganacsi darteed u tagay goob ay joogaan Al Shabaab.

Guddoomiyaha Maxkamadda derajada koobaad ee ciidamada Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa soo xiray dhageysiga kiiska loo heesto Abuukar Salaad, waxa uuna sheegay in xukunka eedeysanaha maxkamadda go’aan kasoo saari doonto.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts