HomeWararXabbad-joojin u dhaxaysa Israa’iil iyo Xamaas oo la kordhiyay

Xabbad-joojin u dhaxaysa Israa’iil iyo Xamaas oo la kordhiyay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xabbad-joojin u dhaxaysa Israa’iil iyo Xamaas ayaa galaysa maalintii shanaad, ka dib markii dhexdhexaadiyayaasha Qatar ay ku dhawaaqeen in la kordhiyey afartan iyo siddeed saacadood si ay u oggolaadaan is-dhaafsiga maxaabiista labada dhinac. Xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in la siiyay magacyada toban qof oo ay Xamaas afduubteen bishii Oktoobar si ay u sii […]

- Advertisement -

Xabbad-joojin u dhaxaysa Israa’iil iyo Xamaas ayaa galaysa maalintii shanaad, ka dib markii dhexdhexaadiyayaasha Qatar ay ku dhawaaqeen in la kordhiyey afartan iyo siddeed saacadood si ay u oggolaadaan is-dhaafsiga maxaabiista labada dhinac.

Xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in la siiyay magacyada toban qof oo ay Xamaas afduubteen bishii Oktoobar si ay u sii daayaan maanta oo Talaado ah.

- Advertisement -

Dhankeeda, Israa’iil waxay oggolaatay liis konton dumar ah oo kale oo maxaabiis falastiiniyiin ah kuwaas oo laga yaabo in la sii daayo ka hor wakhtiga kama dambaysta ah Khamiista.

Latest stories