HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Baydhaba

Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Baydhaba

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Gollaha Shacabka BFS Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Socdaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Magaalada Baydhabo ayaa ah ka qeybgalka Shirka Xildhibaanada labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay uga arinsanayaan Geediga Dowlad dhiska […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Gollaha Shacabka BFS Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Socdaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Magaalada Baydhabo ayaa ah ka qeybgalka Shirka Xildhibaanada labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay uga arinsanayaan Geediga Dowlad dhiska Soomaaliya, Howlgalka Wajiga 2-aad ee Dagaalka iyo Wax ka qabashada Saamaynta Fatahaadaha.

- Advertisement -

Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyaha baarlamaanka uu isna ku biirayo kulamada ka socda Baydhaba ee u dhexeeyo xildhibaanada iyo madaxweyne Laftagareen, kuwaas oo looga tashanayo xaaladaha ka jira maamulkaas oo ay kusoo wajahan tahay doorasho.

Baydhaba hadda waxaa ku sugan ugu yaraan 50 xildhibaan, kuwaas oo uu Madaxtooyada Koonfur Galbeed ku casuumay madaxweynaha maamulkaasi, waxayna kulan ay yeesheen uga hadleen saddex arrimood oo kala ah, fatahaadaha ku dhuftay maamulkaasi, arrimaha siyaasadda, gaar ahaan doorashada iyo dagaalka Al-Shabaab.

Latest stories