HomeWararSomalia iyo QM oo ka wada hadlay horumarinta Sanduuqa wadajirka ah ee...

Somalia iyo QM oo ka wada hadlay horumarinta Sanduuqa wadajirka ah ee Somalia

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka wasaaradda qrsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqalaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo ku-simaha ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya George Conway ayaa si wadajir ah u guddoominay kulankii ugu horeeyay ee kooxda maareynta Sanduuqa Wadajirka ah ee Soomaaliya. Shirka ayaa looga hadlay sida ugu habboon ee loo kala […]

- Advertisement -

Wasiirka wasaaradda qrsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqalaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo ku-simaha ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya George Conway ayaa si wadajir ah u guddoominay kulankii ugu horeeyay ee kooxda maareynta Sanduuqa Wadajirka ah ee Soomaaliya.

Shirka ayaa looga hadlay sida ugu habboon ee loo kala horreysiin karo, lana iskugu-dubbaridi lahaa dhaqalaaha Sanduuqa Wadajirka ee Soomaaliya si loo xaqiijiyo in ay saameyn wanaagsan ku yeeshaan shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Ku-simaha ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya George Conway ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka taageeri doonaan dhaqalaaha Sanduuqa Wadajirka ee Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiiru Dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya XFS Xirsi Gaani, Agaasmiga guud ee Wasaaradda maaliyadda Suleymaan Cumar iyo wakiillo ka kala socday Saaxiibada Soomaaliya sida Switzerland iyo Norway.

Latest stories