HomeWararMacwiisley loo diyaariyay Dagaalka AS oo lagu soo Bandhigay Bacaadweyn

Macwiisley loo diyaariyay Dagaalka AS oo lagu soo Bandhigay Bacaadweyn

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Boqolaal Ciidamo Deegaanka ah oo ka qayb qadanaya dagaalka ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa shalay waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug. Ciidankan macwiisleyda ee lasoo Bandhigay ayaa waxaa loo diyaariyay inay ka qeyb qaatan howlgalada ka dhan ah Al-Shabaab oo ay deegaannada Galmudug ka wadaan ciidanka xoogga dalka, kuw Daraawiishta Galmudug […]

- Advertisement -

Boqolaal Ciidamo Deegaanka ah oo ka qayb qadanaya dagaalka ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa shalay waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

Ciidankan macwiisleyda ee lasoo Bandhigay ayaa waxaa loo diyaariyay inay ka qeyb qaatan howlgalada ka dhan ah Al-Shabaab oo ay deegaannada Galmudug ka wadaan ciidanka xoogga dalka, kuw Daraawiishta Galmudug iyo ciidanka macwiileyda.

- Advertisement -

Macwiisleydan ayaa waxaa  kormer ugu tagay Saraakil ka kala tirsan Dowlada Federaalka, kuwa daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka, waxaana ay u shegeen in ay u diyaar garoobaan howlgal culus.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka ayaa Al Shabaab ka saaray deegaanno badan oo kuyaalla gobolka Mudug ay ku jirto Bacaadweyn.

Latest stories