HomeWararAxmed Madoobe oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Jubbaland

Axmed Madoobe oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Jubbaland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada Jubbaland. Warqad uu soo saaray Madaxweyne Axmed Madoobe ayuu ku magacaabay Guddiga gurmadka fatahaadaha, kuwaasi oo ka kooban 8-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Maamulka Suldaan Cabduqaadir Maxamuud Guddiga ayaa ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada Jubbaland.

Warqad uu soo saaray Madaxweyne Axmed Madoobe ayuu ku magacaabay Guddiga gurmadka fatahaadaha, kuwaasi oo ka kooban 8-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Maamulka Suldaan Cabduqaadir Maxamuud

- Advertisement -

Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay saameynta ballaaran ku yeesheen gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada Jubbaland gaar ahaan dadka kunool degmooyinka Gobolka Gedo oo xaalad adag wajahaya xilligaan.

Degmooyin iyo deegaanno katirsan maamulka Jubbaland waxaa ku fatahay wabiga jubba, waxaana fatahaada ka dhalatay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho, bur bur, barakaca iyo dhibaatooyin kale oo badan.

Hoos ka Akhriso magacyada 

- Advertisement -

Latest stories