HomeWararDabley hubaysan oo Soomaali ah oo Sanaag ku dilay Niman Itoobiyaan ah

Dabley hubaysan oo Soomaali ah oo Sanaag ku dilay Niman Itoobiyaan ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya dil Degaanka Milxo loogu gaystay Labo Nin oo Itoobiyaan ah, kuwaasi sida wararku ay sheegayaan ay dileen dad Soomaali ah. Waxaa wararku ay tilmamayaan in Degaanka Milxo ee Gobolka Sanaag uu ka dhacay dilkaaasi, kadib markii sida la sheegay uu muran soo kala dhex-galay shaqsiyaad Soomaali ah iyo […]

- Advertisement -

Faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya dil Degaanka Milxo loogu gaystay Labo Nin oo Itoobiyaan ah, kuwaasi sida wararku ay sheegayaan ay dileen dad Soomaali ah.

Waxaa wararku ay tilmamayaan in Degaanka Milxo ee Gobolka Sanaag uu ka dhacay dilkaaasi, kadib markii sida la sheegay uu muran soo kala dhex-galay shaqsiyaad Soomaali ah iyo labada nin ee kasoo jeeda Qowmiyada Oromada Ee degta Dalka Itoobiya.

- Advertisement -

Waxaana wararku ay intaas ku darayaan in raasasta loo adeegsaday Dilka Ragaas ay ku dhaawacmeen labo qof oo kale oo mid yahay Somali halka mid kale kasoo jeedo Qowmiyada Oromada.

Kooxdii Dilka gaystay ayaa Goobta iskaga Baxsaday manajiro War kasoo baxay Laamaha amniga Dowlad Gobolleedka Puntland, oo degaanadooda uu ka dhacay dilkaasi.

Degaankaan uu dilku ka dhacay caan ku ah Milixda ama cusbada oo degaankaasi si aad ah looga qodo.

- Advertisement -

 

Latest stories