HomeWararMaamulka KGS oo wada dadaallo wax-loogu qabanayo dadka Roobabku saameeyeen

Maamulka KGS oo wada dadaallo wax-loogu qabanayo dadka Roobabku saameeyeen

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Iyadoo Magaalooyin badan oo ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed ay saameyn aad u daran ku yeesheen Roobabka Mahiigaanka ah ee ka da’aya dalka. Ayaa waxaa socda dadaallo wax looga qabanayo xaaldaha kasoo kordhay degaanadaaasi. Kulamo kala duwan ayaa socda, waxaana Baydhabo maanta ka dhacay Kulan  looga hadlayey sidii loogu gurman lahaa Dadka uu saameyey fatahaada […]

- Advertisement -

Iyadoo Magaalooyin badan oo ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed ay saameyn aad u daran ku yeesheen Roobabka Mahiigaanka ah ee ka da’aya dalka. Ayaa waxaa socda dadaallo wax looga qabanayo xaaldaha kasoo kordhay degaanadaaasi.

Kulamo kala duwan ayaa socda, waxaana Baydhabo maanta ka dhacay Kulan  looga hadlayey sidii loogu gurman lahaa Dadka uu saameyey fatahaada daadadka  uu wato Roobabka ka da’aya dalka .

- Advertisement -

Kulanka ayaa soo qabanqaabiyay Guddiga ka jawaabidda fatahaadaha ee KGS oo hogaaminaayo wasiirka wasaaradda maareenta musiibooyinka.

Wasiirka Wasaaradda dhalanyarada, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Howlaha guud , wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheenta iyo maamulka degmada Baydhabo ayaa Dhalanyarada Magalada kala hadleen in ay bilaabaan qaaraan aruuris si loogu gurmado Dadka Dhibaateysan iyo hal sanduuq oo midaysan .

Sidoo kale qaar kamid wasaaradaha iyo Taliska Ciidanka Booliska ayaa  ka qeyb  qaatey Deeqaha loogu gurmanayo Dadka uu saameyey daadadka .

- Advertisement -

Guddiga oo hogaaminaayo wasiir Caruush iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka koonfur galbeed ayaa kormeer kusoo sameeyeen magaalada Baydhabo guud ahaan, gaar ahaan meelaha dhibaatada gaartay .

Latest stories