- Advertisement -
Wasaaradda kalluumeysiga & Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha dowlad goboleedyada ayaa war-murtiyeed ka soo saaray shir lagu dhisayo Golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumeysiga.

- Advertisement -


