HomeWararWafdi ka socday Dowladda Somalia oo ka qeyb galay Shirweyne ka dhacay...

Wafdi ka socday Dowladda Somalia oo ka qeyb galay Shirweyne ka dhacay Rwanda

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Daa’ud Aweys Jamac ayaa dalka Rwanda waxaa uu kaga qeyb galay Shirka Golaha Dalxiiska Adduunka. Wasiir Daa’ud Aweys oo shirka ka hadlay ayaa xusay in dalxiiska Soomaaliya ku socda dhabihii dib u soo kabashada uuna dalka diyaar u yahay inuu soo dhaweeya dalxiisayaasha aduunka. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Daa’ud Aweys Jamac ayaa dalka Rwanda waxaa uu kaga qeyb galay Shirka Golaha Dalxiiska Adduunka.

Wasiir Daa’ud Aweys oo shirka ka hadlay ayaa xusay in dalxiiska Soomaaliya ku socda dhabihii dib u soo kabashada uuna dalka diyaar u yahay inuu soo dhaweeya dalxiisayaasha aduunka.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Daa’ud Aweys Jamac ayaa aduunka la wadaagay guulaha baaxadda leh ee ay Soomaaliya ka gaartay xasilinta dalka iyo ciribtirka Al-Shabaab.

Qaar ka mid ah dalxiisyaasha adduunka ayaa sannadihii dambe dalka soo gaarayey, iyaga oo dalxiis ku tagay goobaha taariikhiga ee dalka ku yaala, taas oo keentay in dowladda ay ku guuleysatay dib u hanashada dalxiisayaasha adduunka.

Latest stories