HomeWararKulan looga hadlay Qorshaha Dagaalka xoreynta deeganada KGS oo qabsoomay

Kulan looga hadlay Qorshaha Dagaalka xoreynta deeganada KGS oo qabsoomay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Soomaaliya Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala hadlay waxgaradka, dubabka dhaqanka iyo Haweenka Gobolka Bakool qorshaha Qaran ee dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deeganada Koonfur Galbeed Madaxweyne Laftagareen ayaa la wadaagay Odeyaasha iyo Haweenka sida ay uga go’an tahay in Dalka laga xoreeyo Al-Shabaab ee caqabadda ku ah nolasha iyo Horumarka Dadka Soomaaliyeed. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Soomaaliya Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala hadlay waxgaradka, dubabka dhaqanka iyo Haweenka Gobolka Bakool qorshaha Qaran ee dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deeganada Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen ayaa la wadaagay Odeyaasha iyo Haweenka sida ay uga go’an tahay in Dalka laga xoreeyo Al-Shabaab ee caqabadda ku ah nolasha iyo Horumarka Dadka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku Wehlinayey Wasiirka Difaaca Dalka, Xildhibaano ka tirsan labadda Aqal ee BFS, Taliyaha xigeenka Ciidanka Xooga Dalka, Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna Duqa Magaalada.

Latest stories