HomeWararRoobab xooggan oo ka da'ay Baladweyne iyo Daadad kusoo rogmaday

Roobab xooggan oo ka da’ay Baladweyne iyo Daadad kusoo rogmaday

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Roobab xooggan ayaa saacado dhowr oo xiriir ah ka da’ayay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasi oo ka dhasheen daadad kusoo rogmaday inta badan xaafadaha magaaladaasi. Roobka ayaa biyo farabadan dhigay gudaha magaalada, kadibna waxaa daadadka ku rogmadeen Xaafadaha kooshin iyo Xaawo taako , gaar ahaan Laanta Kuteenbo iyo dhagax […]

- Advertisement -

Roobab xooggan ayaa saacado dhowr oo xiriir ah ka da’ayay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasi oo ka dhasheen daadad kusoo rogmaday inta badan xaafadaha magaaladaasi.

Roobka ayaa biyo farabadan dhigay gudaha magaalada, kadibna waxaa daadadka ku rogmadeen Xaafadaha kooshin iyo Xaawo taako , gaar ahaan Laanta Kuteenbo iyo dhagax dhagax, halkaasi oo qoysaskii kunool ay ka barakaceen.

- Advertisement -

Dadka ayaa intooda badan waxaa ay ubarakaceeyn deegaanka Ceeljaale iyo meelaha kale oo aysan biyaha gaarin ee duleedka Baladweyne, gurmadyo kala duwan ayaa loo fidinayay dadka daadadka xalay go’doonka galiyeen.

Maamihii lasoo dhaafay ayaa waxaa dowladda Federaalka Soomaaliya ay Digniin kasoo saareysay roobab xooggan oo daadad wata, waxaana qeybo badan oo kamid ah dalka ka da’ay roobab sababay inay daadad xoogan kusoo rogmadaan magaalooyin.

Latest stories