HomeWararMaxkamadda Jubbaland oo Maanta soo gaba-gabeysay kiis dacwad Dil ah

Maxkamadda Jubbaland oo Maanta soo gaba-gabeysay kiis dacwad Dil ah

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta Jubbaland ayaa soo gabagabaysay dhagaysiga kiis dacwad dil ah oo loo haysto eedaysane Maxamed Cabdullaahi Siciid (Maxamed Khadar). Eedeysane Maxamed Khadar ayaa ku eedeysan dilka allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Deeq Nuune Saalax oo lagu dilay xaafadda Calanleey ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Xeer ilaaliyaha guud ee […]

- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta Jubbaland ayaa soo gabagabaysay dhagaysiga kiis dacwad dil ah oo loo haysto eedaysane Maxamed Cabdullaahi Siciid (Maxamed Khadar).

Eedeysane Maxamed Khadar ayaa ku eedeysan dilka allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Deeq Nuune Saalax oo lagu dilay xaafadda Calanleey ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamada Ciidamada Jubbaland G/ dhaxe Nuuradiin Maxamed Khaliif oo gacanta ku hayay baarista kiiskan ayaa Maxkamadda hor keenay caddeymo muujinaya goobta dilka uu ka dhacay waxaana uu sidoo kale cuskaday qiraal eedaysanaha laga hayay.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta Jubbaland ayaa Go’aan kama dambeys ah ka gaari doonta kiiska dacwada eedaysane Maxamed Cabdullaahi Siciid (Maxamed Khadar).

Latest stories