HomeWararDowladda oo shaacisay xilliga uu dhamaanayo hanaanka Dayn cafinta Somalia

Dowladda oo shaacisay xilliga uu dhamaanayo hanaanka Dayn cafinta Somalia

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December ee Sannadkan. Wasiir Biixi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hanaanka daynta cafinta soo maray marxaladdo kala duwan oo dowladda Soomaliya ku bixisay daddaal xooggan kaas oo noqday miro dhal” wax aan […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December ee Sannadkan.

Wasiir Biixi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hanaanka daynta cafinta soo maray marxaladdo kala duwan oo dowladda Soomaliya ku bixisay daddaal xooggan kaas oo noqday miro dhal” wax aan kalsooni ku qabnaa in aan ku guulaysanayno in dayn cafinta si buuxda ugu guaysan doono bartamaha bisha December” ayuu yiri Wasiir Biixi.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka maaliyaddu xukuummadda federaalka Soomaaliya wuxuu faahfaahin ka bixiyey kulammo uu la qaatay haya’adda caalamiga ee doorka ku leh daynta cafinta isagoo xusay in dhamaan kulamadaas ku dhamaadeen is faham iyo wada shaqayn buuxda,wasiirka ayaa si gaar ah u xusay inuu kulamo kala duwan la qaatay Haya’addaha Maaliyadda dalka Maraykanka,dalalka Carabta,iyo yurub isagoo ugu bishaareeyey Shacabka Soomaaliyeed in si dhamaystiran loo cafin doono daynta lagu leeyahay Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in ay socdaan habraacyo lagu xadidayo laguna xakamaynayo dhaqaalaha As,daddaaladan oo wasiirku hormuud ka yahay kana mid ah qorshaha guud ee dagaalka Al-Shabaab.

Latest stories