HomeWararDuqa Muqdisho oo qaabbilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi. Duqa Muqdisho iyo Alnuaimi ayaa ka wada hadlay xariirka labada dhinac, Iskaashiga iyo dar-dargelinta Mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Qatar ka fuliso Gobolka Banaadir. Sidoo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi.

Duqa Muqdisho iyo Alnuaimi ayaa ka wada hadlay xariirka labada dhinac, Iskaashiga iyo dar-dargelinta Mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Qatar ka fuliso Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Sidoo kale, waxa ay labada dhinac isla qaateen xoojinta taageerada Dowladda iyo dhiirigelinta Maalgashiga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimadda Muqdisho.

Latest stories