HomeWararSomalia oo cambaaraysay duqeymahii Israa'iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza

Somalia oo cambaaraysay duqeymahii Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa lagu yiri “waxaan ugu baaqeynaa Israa’iil in ay ixtiraamto Sharciga Caalamiga iyo xabbad joojin deg deg ah oo shuruud la,aan ah ” Dad kabadan 500 oo qof […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa lagu yiri “waxaan ugu baaqeynaa Israa’iil in ay ixtiraamto Sharciga Caalamiga iyo xabbad joojin deg deg ah oo shuruud la,aan ah ”

- Advertisement -

Dad kabadan 500 oo qof oo u badan haween iyo caruur ayaa ku dhintay duqeynta Calay ay israil la beegsatay cisbitaalka Al-Ahly .

Latest stories