HomeWararTirada Shacabka Falastiiniyiinta oo kororay iyo duqeymo socda

Tirada Shacabka Falastiiniyiinta oo kororay iyo duqeymo socda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Faah faahinno dheeraad ah oo laga helayo khasaaraha ka dhashay dagaalka Isra’il iyo Xoogagga wax iska Caabinta Falastiiniyiinta, kuwaasi oo dagaal adag la galay yuhuudda. Khasaaraha dhimashada ee gaaray shacabka falastiiniyiinta ayaa kordhay sida wararku tilmaamayaan, waxaana dhintay inta la xaqiijiyay 436 ruux oo ay ku jiraan 91 carruur ah iyo 61 Haween ah. Sidoo […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah oo laga helayo khasaaraha ka dhashay dagaalka Isra’il iyo Xoogagga wax iska Caabinta Falastiiniyiinta, kuwaasi oo dagaal adag la galay yuhuudda.

Khasaaraha dhimashada ee gaaray shacabka falastiiniyiinta ayaa kordhay sida wararku tilmaamayaan, waxaana dhintay inta la xaqiijiyay 436 ruux oo ay ku jiraan 91 carruur ah iyo 61 Haween ah.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa korartay tirade dhaawacyada, waxaana ay gaarrtay 2271 qof . waxaana wali sii socda duqeymaha aan loo meel deyin ee Yuhuudda ay ka wadda Qaza.

 

Latest stories