HomeWararFaaf faahin: dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay koofurta Gobolka Mudug

Faaf faahin: dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay koofurta Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah Faahinno dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal xoogga oo ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Mudug, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku aaddan dagaalkaasi. Dagaalka oo  Xalay dhacaya yaa u dhexeeyay Ciidanka Xoogga dalka iyo kuywa degaanka oo isku dhinac ah iyo dagaalamaayasha AL-Shabaab. Dagaalka oo ka dhacay dhulka howdka ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah Faahinno dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal xoogga oo ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Mudug, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku aaddan dagaalkaasi.

Dagaalka oo  Xalay dhacaya yaa u dhexeeyay Ciidanka Xoogga dalka iyo kuywa degaanka oo isku dhinac ah iyo dagaalamaayasha AL-Shabaab.

- Advertisement -

Dagaalka oo ka dhacay dhulka howdka ah ee degaanka Shabeeloow ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa dhacay Xalay sida wararku sheeegayaan, waxaana jira khasaare ka dhashay dagaalkaasi.

Wararka aynu helnay ayaa tilmaamaya in dagaalkaasi ay ka qayb qaateen diyaaradaha dagaalka, oo sida la sheegay duqeeyay goobo ay ku sugnaayeen AL-Shabaab.

Weli lama helin khasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay, balse Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay inay guulo wa aweyn ka gaareen, waxaana maalmihii lasoo dhaafay Koofurta Mudug ka socday dagaaallo Culus, iyadoo dhawr jeer la weeraray dhulka Howdka ah ee ay ku sufgan yihiin dagaalamaayasha AL-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts