HomeWararHowlgal lagu dilay xubno ka tirsan AS oo ka dhacay Gobalka Shabeellaha...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan AS oo ka dhacay Gobalka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyay deegaanka Garilow hoos taga degmada Janaale ee Gobalka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha Ciidanka ee Howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay in  ay dileen laba kamid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab,waxana ciidamada ay gacanta ku dhigay laba qori, Bambaanooyin iyo Mooto  ay wateen xubnaha la dilay Saraakiil ka tirsan ciidanka Qaranka oo […]

- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyay deegaanka Garilow hoos taga degmada Janaale ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha Ciidanka ee Howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay in  ay dileen laba kamid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab,waxana ciidamada ay gacanta ku dhigay laba qori, Bambaanooyin iyo Mooto  ay wateen xubnaha la dilay

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan ciidanka Qaranka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howlgalkaan uu u dhacay sidii loo qorsheeyay,iyagoo sheegay in la Sii wadi doono howlgallada ka dhanka ah dagaalamayaasha Alshabaab.

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa degaanno badan oo katirsan gobolada dalka kawada howlgallo culus oo looga soo horjeedo As. Sidoo kalena degaanno dhowr ah looga saaray.

Latest stories