HomeWararQaramada oo ka hadashay dadka ku barakacay duqeymaha Isra’il ka waddo Qaza

Qaramada oo ka hadashay dadka ku barakacay duqeymaha Isra’il ka waddo Qaza

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay 123,538 oo qof oo ku nool Qasa ay ka barakaceen guryahoodii cabsi ay ka qabaan badqabkooda . Xafiiska isku xirka arrimaha bini-aadanimada ee hay’adda OCHA ayaa intaas ku daray in 73,000 oo qof ay hooy ka dhigteen iskuullo. Cadnaan Abuu Hasna oo ah afhayeenka hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiag Falastiinyiinta […]

- Advertisement -

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay 123,538 oo qof oo ku nool Qasa ay ka barakaceen guryahoodii cabsi ay ka qabaan badqabkooda .

Xafiiska isku xirka arrimaha bini-aadanimada ee hay’adda OCHA ayaa intaas ku daray in 73,000 oo qof ay hooy ka dhigteen iskuullo.

- Advertisement -

Cadnaan Abuu Hasna oo ah afhayeenka hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiag Falastiinyiinta ee UNRWA, ayaa sheegay in la filayo in tirada dadka barakacaya ay sii kororto.

“Waxaa ka jirta koronto dugsiyadan, waxaan siinaa cunto, biyo nadiif ah, taageero nafsi ah iyo daaweyn,” ayuu yiri.

Dad gaaraya 2.3 oo malyan oo reer Falastiin ah ayaa ku nool Qasa. Ka hor duqeynta Israel ayaa Sabtidii u digtay dadka halkaa ku nool oo ay ku war gelisay in ay isaga baxaan aaggaas.

Latest stories