HomeWararDowladda Somalia oo War kasoo saartay duqeymo lagu beegsaday AS

Dowladda Somalia oo War kasoo saartay duqeymo lagu beegsaday AS

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa xalay laga fuliyay deegaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug. Hawlgalka waxaa lagu beegsaday sida lagu sheegay War-saxaafadeedka dowladda goobo ay ku sugnaayeen al-shabaab, gaar ahaan degaanada  hawdka ah. Hadafka koowaad ee hawlgalka ayay sheegtay dowladdu inuu ahaa burburinta gawaari wadday dagaalamayaal iyo […]

- Advertisement -

Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa xalay laga fuliyay deegaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug.

Hawlgalka waxaa lagu beegsaday sida lagu sheegay War-saxaafadeedka dowladda goobo ay ku sugnaayeen al-shabaab, gaar ahaan degaanada  hawdka ah.

- Advertisement -

Hadafka koowaad ee hawlgalka ayay sheegtay dowladdu inuu ahaa burburinta gawaari wadday dagaalamayaal iyo Saanad dagaal oo isugu jiray Hub, Cunto, Daawo iyo Waxyaabaha Qarxa.

War-saxaafadeedka kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in Si dhamaystiran loo burburiyay gaadiidkaas, waxaana goobtaasi lagu dilay 20 dagaalame, waa sida lagu sheegay war-saxaafadeedka.

Hoos ka akhriso War-Saxaafadeedka.

- Advertisement -

Latest stories