HomeWararQarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Caasimadda Turkiye ee Ankara

Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Caasimadda Turkiye ee Ankara

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka hore ee Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka  Turkiye ee magaalada Ankara. Wararka hordhaca ayaa sheegayo inay 2 Askari ku dhaawacmeen Qaraxaasi. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Ali Yerlikaya ayaa sheegay inay Labo dabley […]

- Advertisement -

Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka hore ee Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka  Turkiye ee magaalada Ankara.

Wararka hordhaca ayaa sheegayo inay 2 Askari ku dhaawacmeen Qaraxaasi.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Ali Yerlikaya ayaa sheegay inay Labo dabley ah mas’uul ka ahaayeen Qaraxaasi, iyadoo uu mid is-qarxiyey,  halka mid kale ay Ciiddanka Ammaanka ka takhaluseen “neutralized”.

Dhanka kale, Qaraxaasi waxa uu ku soo beegmay  saacado ka hor Furitaanka Kal-Fadhiga Barlamaanka dalkaasi. Labada Duhurnimo ayuu furmi doonaa Shirkaasi oo uu Madaxweyne Erdoğan iyo dhamaan Xildhibaanada ka soo qeyb geli doonaan.

Ciiddamo badan ayaa la soo dhigay daafaha Dhismayaasha Barlamaanka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi.

- Advertisement -

Si kastaba, ma kala cadda Kooxda ka dambaysay Is-Qarxintaasi, balse waxa uu Falkaasi ku soo beegmay iyadoo ay Milliteriga Turkish-ka Hawlgalo ka dhan ah Kooxaha Hubeysan ee PKK iyo Daacish.

Latest stories