HomeWararMaamul cusub oo loo magacaabay Degmo ka tirsan Gobolka Gedo (Wareegto)

Maamul cusub oo loo magacaabay Degmo ka tirsan Gobolka Gedo (Wareegto)

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Luuq ee Gobolka Gedo Cali Kadiye iyo Guddoomiye ku-xigeenkii koowad ee degmadaas Jeelle Xuseen Cabdi. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq loogu magacaabay inuu noqdo Daahir Muxumed Nuur (Daahir Caato), halka […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Luuq ee Gobolka Gedo Cali Kadiye iyo Guddoomiye ku-xigeenkii koowad ee degmadaas Jeelle Xuseen Cabdi.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq loogu magacaabay inuu noqdo Daahir Muxumed Nuur (Daahir Caato), halka Jabarti Isaaq Aadan laga dhigay Guddoomiye ku-xigeenka degmada.

- Advertisement -

Sababta keentay magacaabista Guddoonka cusub ee Luuq ayaa waxaa lagu sheegay baahi loo qabo in la fuliyo habka nidaamka wax qeybsiga oo hore la isku waafaqay, sida lagu caddeeyay wareegtada uu soo saaray Maxamuud Sayyid Aadan.

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland ayaa faray hay’addaha amniga ee degmada Luuq ee Gobolka Gedo inay la shaqeeyaan mas’uuliyiinta cusub ee lasoo magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso wareegtada magacaabista

- Advertisement -

Latest stories