HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu wado in uu kulamo kula qaato Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, Madaxda Maamulka Magaalada Dhuusamareeb, Siyaasiyiin iyo xubno kale ayaa Garoonka Diyaaradaha kusoo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu wado in uu kulamo kula qaato Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, Madaxda Maamulka Magaalada Dhuusamareeb, Siyaasiyiin iyo xubno kale ayaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay wafdiga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaana Duqa Muqdisho kala hadli doona arrimo dhowr ah ay kamid yihiin sidii uu kaalintiisa uga qaadan lahaa abaabulka degan ee lagu xureynayo deegaannada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxaa sidoo kale la filayaa Madaxweynaha in uu kala hadlo Yuusuf Madaale sidii wax looga qaban lahaa ammaanka magaalada Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay kusoo bateen qaraxyada iyo dilalka ay geesanayaan Al Shabaab.

Latest stories