HomeWararFaah faahin: Hoobiyeyaal kusoo dhacay xaafaddo ka tirsan Muqdisho

Faah faahin: Hoobiyeyaal kusoo dhacay xaafaddo ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Faah faahino ayaa laga helayaa tiro hoobiyeyaal ah oo saaka kusoo dhacay xaafaddo ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir gaar ahaan xaafadda Tarabuush, sida ay ku warrameen qaar kamid ah dadka deegaanka. Jugta illaa afar hoobiye ayaa laga maqlay degmooyinka Wadajir, Dharkeenley iyo Kaxda, waxaana hoobiyaha ku dhacay xaafadda Tarabuush uu khasaaro gaarsiiyay dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa laga helayaa tiro hoobiyeyaal ah oo saaka kusoo dhacay xaafaddo ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir gaar ahaan xaafadda Tarabuush, sida ay ku warrameen qaar kamid ah dadka deegaanka.

Jugta illaa afar hoobiye ayaa laga maqlay degmooyinka Wadajir, Dharkeenley iyo Kaxda, waxaana hoobiyaha ku dhacay xaafadda Tarabuush uu khasaaro gaarsiiyay dad shacab ah oo xilligaas ku sugnaa hoygooda.

- Advertisement -

Sawirro laga soo qaaday xaafadda ayaa muujinaya xaalad kacsanaan ah iyo burbur soo gaaray mid kamid ah guryaha ku yaalla xaafaddaas oo uu hoobiyuhu ku dhacay. Ma cadda inta uu la’egyahay khasaaraha.

Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan weerarkan iyo xaaladda kacsanaanta ah ee laga dareemayo magaalada Muqdisho.

Al Shabaab ayaa inta badan sheegata masuuliyada weerarada madaafiicda loo adeegsado ee ka dhaca magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxa ayna madaafiicdan inta badan waxyeelo u geesataa dadka shacabka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts