HomeWararCiidanka Xoogga oo u jihaystay degaanno Cusub oo ka tirsan Gobolka Mudug

Ciidanka Xoogga oo u jihaystay degaanno Cusub oo ka tirsan Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ciidanka Millateriga Soomaaliya iyo kuwa dadka degaanka ee Macawisleyda ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay dhaq-dhaqaaq xooggan ka wadaan qaybo ka mid ah Gobolka Mudug, halkaasi oo degaanno ka tirsan lagala wareegay AL-Shabaab. Wararku waxaa ay sheegayaan in Ciidankii Dhawan la wareegay Magaaliooyinka Camara iyo tuulooyinka kale ay saaka u ruuqaansadeen degaanno kale oo […]

- Advertisement -

Ciidanka Millateriga Soomaaliya iyo kuwa dadka degaanka ee Macawisleyda ayaa lagu soo warramayaa in saaka ay dhaq-dhaqaaq xooggan ka wadaan qaybo ka mid ah Gobolka Mudug, halkaasi oo degaanno ka tirsan lagala wareegay AL-Shabaab.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Ciidankii Dhawan la wareegay Magaaliooyinka Camara iyo tuulooyinka kale ay saaka u ruuqaansadeen degaanno kale oo cusub, oo sida la sheegay ay Al-Shabaab ku sugan yihiin.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa kusii jiida Caad iyo degaanno kale, waxaana si gaar ah ay ugu sii jeedaan degaan lagu magacaabo jeex jeexa oo Al-Shaabab oo la sheegay in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay fariisimo ku leeyihiin, waxaana hadda socda dhaq-dhaqaq xooggan.

Ciidanka Dowladda iyo kuwa dadka degaannka ayaa dhawaan waxaa ay si buuxda ula wareegeen degaanno badan oo ka tirsan Koofurta Gobolka Mudug.

Howlgallada socdda ayaa ka mid ah wajiga 2aad ee dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab, ee horay ugu dhawaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories