HomeWararShiinaha oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta wax-soo-saarka Beeraha

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta wax-soo-saarka Beeraha

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xubno diblomaasiyiin ah oo ka socda Geeska Afrika,islamarkaana uu hoggaaminayay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Xianyang ee Dalka shiinaha ugu qeyb galay shir muhiim ah oo uu soo agaasimay Mudane Zhao Gang oo ah guddoomiyaha gobolka Shaanxi. Guddoomiye Zhao Gang, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay dhammaan ka soo […]

- Advertisement -

Xubno diblomaasiyiin ah oo ka socda Geeska Afrika,islamarkaana uu hoggaaminayay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada

Xianyang ee Dalka shiinaha ugu qeyb galay shir muhiim ah oo uu soo agaasimay Mudane Zhao Gang oo ah guddoomiyaha gobolka Shaanxi.

- Advertisement -

Guddoomiye Zhao Gang, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay dhammaan ka soo qaybgalayaasha bandhigga 30-aad ee carwada Beeraha iyo Teknooojiyadda  Shiinaha ee Yangling (CAF) , wuxuuna muujiyay sida ay Shiinaha uga go’an tahay in ay sii ballaariso iskaashiga gobolka Geeska Afrika ee horumarinta wax soo saarka Beeraha.

Danjire Cawaale Kullane ayaa uga  mahadceliyay guddoomiye Zhao Gang soo dhoweyna milgaha iyo sharafta leh ee loo sameeyay isaga iyo wafdiga diblomaasiyiinka geeska Afrika uu hoggaaminayay, wuxuuna carabka ku adkeeyay muhiimadda ay beeruhu u leeyihiin Geeska Afrika, sidoo kale, waxaanu aad uga mahadceliyay rabitaanka Shiinaha ee ah inay iska kaashadaan arrimahan muhiimka ah.

Latest stories