HomeWararCaruur walaalo ah oo ku geeriyootay Dab ka kacay Guri ku yaalla...

Caruur walaalo ah oo ku geeriyootay Dab ka kacay Guri ku yaalla Burco

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Laba caruur oo walaalo ah ayaa ku dhintay, dab xooggan oo Maanta ka kacay guri jiingada oo ku yaala xaafada Hodan ee magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Abaaro 2:25 duhurnimo ayaa Ciidanka Dab-demiska Burco oo guriga uu dabka ka kacay,  gurmadna u fidiyay , waxaana ciidamadu dabkaa ka xakameeyeen gurigii , iyadoo intaa kadibna […]

- Advertisement -

Laba caruur oo walaalo ah ayaa ku dhintay, dab xooggan oo Maanta ka kacay guri jiingada oo ku yaala xaafada Hodan ee magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Abaaro 2:25 duhurnimo ayaa Ciidanka Dab-demiska Burco oo guriga uu dabka ka kacay,  gurmadna u fidiyay , waxaana ciidamadu dabkaa ka xakameeyeen gurigii , iyadoo intaa kadibna Maydka Caruurta laga soo saaray guriga oo dabku wada haystay.

- Advertisement -

Caruurta ayaa ahaa walaalo, sidoo kale caruurtaas ayaa ahaa Curyaamiin, da’adooduna waxay u dhaxaysay 10-11 sanno.

Guriga ayaa Jiingad markiiba dabku wada qabsaday kana kooban laba qol iyo barande. Ciidanka baarista Booliska ee Maamulka Somaliland ayaa la wareegay baarista kiiskaas.

Ugu dambayn Taliska ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa uga diray bulshada Somaliland inay ka digtoonaadaan wax kasta oo sababi kara dab. Sidoo kale caruurta kaga tagin guryaha, taasoo muddooyinkii dambe caruur badani ku geeriyoodeen.

Latest stories