HomeWararCiidanka Xoogga oo Howlgallo ka wada degaanno Cusub oo ay la wareegeen

Ciidanka Xoogga oo Howlgallo ka wada degaanno Cusub oo ay la wareegeen

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka ayaa lagu soo warramayaa in ay howgallo ay ka ameeyen Xaafado ka mid ah degmooyin k atirsan Gobolka Mudug oo shalay laga saaray dagaalamaayasha AL-Shabaab. Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee macwiisleyda ayaa shalay si buuxda ula wareegay Bacawadweyn iyo Qaycad, waxaana ay sameeyeen howggallo ammaan […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka ayaa lagu soo warramayaa in ay howgallo ay ka ameeyen Xaafado ka mid ah degmooyin k atirsan Gobolka Mudug oo shalay laga saaray dagaalamaayasha AL-Shabaab.

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee macwiisleyda ayaa shalay si buuxda ula wareegay Bacawadweyn iyo Qaycad, waxaana ay sameeyeen howggallo ammaan xaqiijin ah sida ay soo sheegayaan dadka degaanka.

- Advertisement -

Howgallada ay Ciidanku ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada ayaa lasoo sheegayaa inay kusoo qab-qabteen dad looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin dagaalamaayasha AL-Shabaab, ee horay u xukumayay degaanadaasi.

Qaar ka mid ah saraakiisha hoekacxaysa howlgalladaasi ayaa sheegay inay siiw adi doonaan howlgallada ka dhanka ah falalka amni darro.

Sidoo kale Ciidamada ayaa gaaray sida la sheegay degaanno tuulooyin ah oo hoos yimaada Magaalooyinka ay shalay la wareegen.

- Advertisement -

Ciidamada huwanta ah ay dhowr  jiho ka galay magaalooyinka, isla markaana waxaa ay isku fidiyeen xaafadaha Bacaadweyn iyo Qaycad oo muddo ay maamulayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab oo gacanta ku haayay.

 

Latest stories