HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo ka hadlay Qaraxii uu ka badbaaday ee AS ku...

Madaxweyne Qoorqoor oo ka hadlay Qaraxii uu ka badbaaday ee AS ku Weerartay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay qarax Is-miidaamin ahaa oo saaka Al-Shabaab ay la beegsatay goob ay ku sugnaayeen isaga, Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka iyo saraakiil ciidan. Qaraxa oo ahaa mid oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxaa mas’uuliyiinta lagula eegtay tuulada Laas-gacamey oo u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay qarax Is-miidaamin ahaa oo saaka Al-Shabaab ay la beegsatay goob ay ku sugnaayeen isaga, Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka iyo saraakiil ciidan.

Qaraxa oo ahaa mid oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxaa mas’uuliyiinta lagula eegtay tuulada Laas-gacamey oo u dhaxaysa degaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug, waxaana qaraxa uu dhaliyay khasaaro nafeed.

- Advertisement -

Qoorqoor ayaa beeniyay warar sheegayay inuu ku dhaawacmay weerar ismiidaamin ah oo saakay lagu qaaday Laas-gacaneey, isagoo xusay in isaga iyo mas’uuliyiinta kale ee kula sugan degaanka ay bed-qabaan.

Wuxuu intaas kusii daray hadalkiisa Madaxweynaha Galmudug in weerarka lala hortagay oo la fashiliyay, waa sida uu hadalka u dhigay Madaxweynaha oo tacsi u diray Askar ka tirsaneyd ilaalada Madaxtooyada Galmudug oo ku naf-waayay qaraxa.

Saakay waaberigii ayay ahayd markii Alshabaab ay gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa kusoo weerareen degaanka Laas-gacaneey, halkaas oo farriisin u ahayd Madaxweyne Qoor qoor iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad oo katirsanaa xubnaha Qoorqoor kula sugan degaankaan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dhaawac gacanta ah uu soo gaaray, halka Senator Cabdiqeybdiid uu sheegay in madaxa uu dhaawac kasoo gaaray.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu weeraray tuulada Laas-gacamey oo u dhaxaysa degaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug,

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts