HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Wakiilka Jubbaland ee Kenya

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Wakiilka Jubbaland ee Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa magacaabay Wakiil la sheegay inuu Maamulkiisa u joogi doono magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu magacaabay Sadik Abdullahi Bogale inuu noqdo Wakiilka Maamulka Jubbaland ee arrimaha dowladda Kenya. Arrintan ayaa dhalisay hadal hayn aad u xoogan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa magacaabay Wakiil la sheegay inuu Maamulkiisa u joogi doono magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu magacaabay Sadik Abdullahi Bogale inuu noqdo Wakiilka Maamulka Jubbaland ee arrimaha dowladda Kenya.

- Advertisement -

Arrintan ayaa dhalisay hadal hayn aad u xoogan, ayada oo dadweynuhu ay su’aallo ka keeneen magacaabista uu sameeyay Axmed Madoobe, maadaama uu dalku leeyahay dowlad dhexe  oo mas’uul ka ah dalka iyo siyaasadda arrimaha dibadda ee caalamka.

Wareegtada magacaabista ee uu saaray Madaxweynaha ayaa u qorneyd sidaan:

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Markuu arkay:-  Dastuurka Dowladda Jubaland,Cutubkiisa 4aad,Qodobka 72aad , Farqada(3aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland.

- Advertisement -

Markuu Latashaday:- Madaxweyne ku-xigeenada Jubaland.

Wuxuu Madaxweynaha Dowladda Jubaland u magacaabay Mudane Sadik Abdullahi Bogale Wakiilka Dowladda Jubaland u Jooga Dalka Kenya.

Magacaabistan waxay dhaqan galaysaa marka uu Madaxweynuhu sixiixo wuuna sixiixay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts