HomeWararQarax ka dhacay Koontrool ku yaalla magaalada Muqdisho

Qarax ka dhacay Koontrool ku yaalla magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Faah Faahinno kala duwan ayaa laga helayaa Qarax xooggan soo saaka subaxnimadii hore ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana si si weyn looga  maqlay degmooyinka iyo xaafadaha Caaasimadda. Qaraxa oo ahaa mid jugtiiu xoogganayd ayaa ka dhacay degmada Dayniile ee Gobolka banaadir, waxaana wararku sheegayaan in uu ka dhacay bar koontrol oo ay joogeen ciidanka ammaanka. […]

- Advertisement -

Faah Faahinno kala duwan ayaa laga helayaa Qarax xooggan soo saaka subaxnimadii hore ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana si si weyn looga  maqlay degmooyinka iyo xaafadaha Caaasimadda.

Qaraxa oo ahaa mid jugtiiu xoogganayd ayaa ka dhacay degmada Dayniile ee Gobolka banaadir, waxaana wararku sheegayaan in uu ka dhacay bar koontrol oo ay joogeen ciidanka ammaanka.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa ahaa sida la sheegay gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa, lana doonayay in gudaha loo soo galiyo magaalada, balse Koontroolkaasi ayaa lagu joojiyay gaariga ka hor inta uusan qarxin.

Sidoo kale wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxa si toos ah loola beegsaday Koontroolka ay Ciidamadu ku sugnaaayeen, inkastoo warar kale sheegayaan in qaraxa lasoo gudbin rabay balse Ciidankii halkkaasi ku sugnaa ay ka hor tageen, kadib markii gaariga Qaraxa siday laga shakiyay, sida ay tilmaamaaan wararka aynu helnay.

Waxaa jiera khasaare ka dhacay Qaraxa, inkastoo aan wali la ogaan, sidoo kale laamaha ammaanka Gobolka Banaadir wax war ah kama soo saarin.

- Advertisement -

La soco wixii kusoo kordha

Latest stories