HomeWarar165 qof oo ka badbaaday Shil Diyaaradeed

165 qof oo ka badbaaday Shil Diyaaradeed

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Diyaarad Rakaab oo nooceedu ahaa Airbus A320 ayaa saakayto Degitaan Degdeg ah samaysay, xilli ay ku jirtay Duullimaad Gudaha ee dalka Raashiya. Diyaaraddaasi oo Tirsiga Duullimaadkeeda ahaa U6-1383 waxay Cilladu qabsatay,  xilli ay isaga kala gooshaysay magaalladda loo dalxiis tago ee Sochi iyo magaalladda kale ee Omsk. Shirkadda Diyaaradaha ee Ural Airlines Airlines sheegtay inay […]

- Advertisement -

Diyaarad Rakaab oo nooceedu ahaa Airbus A320 ayaa saakayto Degitaan Degdeg ah samaysay, xilli ay ku jirtay Duullimaad Gudaha ee dalka Raashiya.

Diyaaraddaasi oo Tirsiga Duullimaadkeeda ahaa U6-1383 waxay Cilladu qabsatay,  xilli ay isaga kala gooshaysay magaalladda loo dalxiis tago ee Sochi iyo magaalladda kale ee Omsk.

- Advertisement -

Shirkadda Diyaaradaha ee Ural Airlines Airlines sheegtay inay wada badbaadeen 161-kii qof ee saarnaa Diyaaradaasi, kadib, markii uu Duulliyaha ku dejiyey Diyaaradda dhul beereed lagu abuuray dalaga Qamadiga ama Sareenka  oo ku yaalla meel ku dhow Tuullada Kamenka ee Degmadda Ubinsky ee Gobalka Novosibirsk Oblast ee dalka Raashiya.

Hay’adda Federalka Raashiya ee Gaadiidka Hawada (The Federal Agency for Air Transport) waxay sheegtay inay Diyaaradaasi la socdeen 159 qof oo Rayid ah iyo 6 qof oo Shaqaalaha Diyaarada ah, kuwaasi oo dhamaantooda ka badbaaday Shilkaasi.

Latest stories