HomeWararCiidanka Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo howlgal fuliyay

Ciidanka Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo howlgal fuliyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada Xoogga Dalka, daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Qeycad iyo shabeelloow ee koonfurta Gobolka Mudug. Goobaha uu saaka ka dhacay howlgalka ayaa ahaa dhul oo ay dagaalamayaasha Al-Shabaab joogeen, halkaas oo ay sidoo kale ku dhibaatayn jireen dadka shacabka ah. Gaashaanle, Cabdiraxmaan Nuur […]

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga Dalka, daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Qeycad iyo shabeelloow ee koonfurta Gobolka Mudug.

Goobaha uu saaka ka dhacay howlgalka ayaa ahaa dhul oo ay dagaalamayaasha Al-Shabaab joogeen, halkaas oo ay sidoo kale ku dhibaatayn jireen dadka shacabka ah.

- Advertisement -

Gaashaanle, Cabdiraxmaan Nuur Sahal Sheekeeye iyo abaan-duulaha Guutada 27 ee Abu-dijaana, Gaashaanle Cabdullaahi Xuseen ayaa howlgalka ka dib la hadlay Cutubyo ka tirsan Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka.

Wuxuu sheegay Gaashaanle, Cabdiraxmaan Nuur inay sii wadi doonaan howlgalada lagula dagaalamayo Al-Shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Latest stories