HomeWararDagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab oo ka socda Basra

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab oo ka socda Basra

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Basra oo dhaca inta u dhexeysa Balcad iyo Afgooye, dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii Shabaabka ay weerareen saldhiga ciidamada Dadka deegaanka Basra ayaa soo sheegaya in dagaalka uu yahay mid xooggan oo la maqlayo rasaas culus ay isdhaafsanayaan ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Basra oo dhaca inta u dhexeysa Balcad iyo Afgooye, dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii Shabaabka ay weerareen saldhiga ciidamada

Dadka deegaanka Basra ayaa soo sheegaya in dagaalka uu yahay mid xooggan oo la maqlayo rasaas culus ay isdhaafsanayaan ciidamada Nabadsugida, kuwa Booliska Haramcad oo isku dhinac ah iyo Shabaabka soo weeraray deegaanka Basra.

- Advertisement -

Ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalkan, laakiin saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada ayaa shaaca ka qaaday inay ka hortageen weerarka Al-Shabaab, iyaga oo intaas kusii daray inuu dagaalka ka dhashay khasaaro kala duwan oo labada dhinacyada kala gaaray.

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo deegaanka Basra ayaa sheegaya in weli xaaladda ay tahay mid kacsan, isla markaana ciidamada dowladda Federaalka ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo ciidan, waxaana la tilmaamay inay dagaalka ku biireen Boolis Milataaro.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts