HomeWararCiidanka Xoogga oo hawlgalo ballaaran ka fuliyay degaano ka tirsan Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga oo hawlgalo ballaaran ka fuliyay degaano ka tirsan Sh/Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal lagu xaqiijinayo Amniga deegaanada Hoos yimaada Run-nirgood iyo hilowle-gaab. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim sheekh Muxyadiin Cadow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa in howlgalka uu mid ballaaran oo lagu baadayay Run-nirgood iyo hilowle-gaab, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal lagu xaqiijinayo Amniga deegaanada Hoos yimaada Run-nirgood iyo hilowle-gaab.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim sheekh Muxyadiin Cadow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa in howlgalka uu mid ballaaran oo lagu baadayay Run-nirgood iyo hilowle-gaab, isla markaana lagu xaqiijinayay ammaanka.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa tilmaamay howlgalka inuu qeyb ka yahay howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga degmooyinka iyo deegaannada laga saaray gacanta dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Gaas Ibraahim sheekh Muxyadiin Cadow ayaa xusay in howlgalkaan howlgal qorsheysan ay si wadajir ah u sameeyeen Guutooyinka Cumar Binu-Khadaab, Guutada 17-aad kumaandooska Gor-gor, iyo Guutada 19- ee Ilaalo Qaran

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts