HomeWararMaxaa ka jira Wararka Sheegaya in Taliyihii Booliska Somaliland uu iscasilay?

Maxaa ka jira Wararka Sheegaya in Taliyihii Booliska Somaliland uu iscasilay?

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Somaliland ayaa  ka hadashay warar dhawaan soo baxayay oo sheegayay in Taliyihii Booliska Somaliland uu iscasilay, xili wararkaasi si weyn loogu baahiyay baraha Bulshada.

Wararka la faafiyay ayaa tilmaamayay in  Taliyaha Ciidanka Booliska Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi uu iska casilay Xilkii u a hayay, balse qoraal kasoo baxay Booliska Somaliland ayaa lagu beeniyay arrinkaasi.

- Advertisement -

Waxaana qoraalka kasoo baxay Taliska Somaliland lagu sheegay in taliyaha uu dibadda ugu maqan yahay arrimo shaqsi ah.

“Taliska Ciidanka Booliska  Somaliland waxa beeninayaa warar beena oo lagu faafiyay baraha bulshada kaasi oo sheegaaya ina uu iscasilay taliyaha Ciidanka Booliska  Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi , Taliska Ciidanka Boolisku waxa caddaynayaa inaanay wararkaasi waxba ka jirin , tahayna warar been abuura oo ay faafinayaana cadawga  Somaliland. Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxuu dalka dibadiisa ugu maqan yahay arrimo shakhsiya , waxaanu imanayaa maalinka berri ah subaxnimada haddii eebbo idmo” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Taliska.

Latest stories