HomeWararBaaritaan Lagu sameynayo Gabar Soomaaliya ku matashay Tartan Caalami ah

Baaritaan Lagu sameynayo Gabar Soomaaliya ku matashay Tartan Caalami ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar u aheyn tartanka ay ka qeybgashay. Nasra Abuukar Cali ayaa u oroday si ay taageereyaasha Soomaaliya iyo kuwa isticmaala baraha bulshada ay ugu yeereen ‘mid murugo leh’ ayaa ku dhammeysatay orodka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar u aheyn tartanka ay ka qeybgashay.

Nasra Abuukar Cali ayaa u oroday si ay taageereyaasha Soomaaliya iyo kuwa isticmaala baraha bulshada ay ugu yeereen ‘mid murugo leh’ ayaa ku dhammeysatay orodka koowaad ee isreebreebka Ciyaaraha Jaamacadaha Adduunka ee FISU ee ka socda magaalada dalka Shiinaha.

- Advertisement -

Wasiirka Isboortiga Maxamed Barre ayaa u sheegay warbaahinta dowladda inay baaritaan ku sameyn doonaan sida loo soo xushay orodyahannadan. Wuxuu intaas ku daray inaysan ku ordin magacan qaran, laakiin ay ku oroday magacan Jaamacadeed.

“Wixii maanta (shalay) dhacay maahen mid munaasib ku aheyd ummadda Soomaaliyeed. Waan ka xumahay. Waan ka raalligelineynaa bushada Soomaaliyeed” ayuu Maxameda Barre u sheegay warbaahinta dowladda.

Wuxuu dhinaca kale hambalyo u diray orodyahanka Xasan Cali Iidow oo ka qeybgalaya isla tartankan Jaamacadaha ee dhinaca ragga, kaas oo galay kaalinta afraad, isaga oo u soo gudbay wareegga labaad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts