HomeWararShir looga hadlayo hannaanka dib u dhiska nidaamyada Cuntada ee Somalia oo...

Shir looga hadlayo hannaanka dib u dhiska nidaamyada Cuntada ee Somalia oo Maanta furmay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maantay soo agaasintay shirweyne oo looga hadlayey Tubaha Qaran ee ku wajahan hannaanka dib-udhiska nidaamyada Cuntada ee Soomaaliya. Shirweynahaan Qaran ayaa waxaa daah-furey Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Ahmed Mathobe Nunow, waxaana wasiirku u mahadceliyay wakiilladii ka socday Urur Goboleedka IGAD, Global Network Against Food Crises iyo HDP […]

- Advertisement -

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maantay soo agaasintay shirweyne oo looga hadlayey Tubaha Qaran ee ku wajahan hannaanka dib-udhiska nidaamyada Cuntada ee Soomaaliya.

Shirweynahaan Qaran ayaa waxaa daah-furey Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Ahmed Mathobe Nunow, waxaana wasiirku u mahadceliyay wakiilladii ka socday Urur Goboleedka IGAD, Global Network Against Food Crises iyo HDP Nexus Coalition.

- Advertisement -

Wasiir Axmed Baashi ayaa dul-istaagay dadaaladda wasaaradda beeraha ee ku aadan dardargalinta hiigsiga Qaran iyo dib-u dhiska nidaamka Cuntada waara, kaasoo adkeysi leh, oo loo dhan yahay.

Shirkaan  ayaa waxa uu socon doonaa muddo afar bari ah waxana jiri doono doodo badan oo ku aadan caqabada iyo fursaha horyaalo hannaanka dib-udhiska nidaamka cuntada ugu dambayna waxaa  laga soo saari doono talooyin wax ku ool ah.

Latest stories