HomeWararFaah faahin: Dad ku dhintay Qarax Maanta ka dhacay degaan ka tirsan...

Faah faahin: Dad ku dhintay Qarax Maanta ka dhacay degaan ka tirsan Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Inta la xaqiijiyay saddex ruux oo dhallinyaro ahaa ayaa barqanimadii Maanta ku dhintay qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog fog oo ka dhacay deegaan ku dhow degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug. Wararka la helayo ayaa sheegaya in qaraxa miinada ay haleeshay Mooto nooca laba lugaaleyda ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay saddex ruux oo dhallinyaro ahaa ayaa barqanimadii Maanta ku dhintay qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog fog oo ka dhacay deegaan ku dhow degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in qaraxa miinada ay haleeshay Mooto nooca laba lugaaleyda ah oo saarnaayeen dhallinyarada oo la sheegay inay kusii socdeen deegaanka Cali Heelle oo ku dhow degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Saddexda ruux ee dhallinyarada ayaa durbadii goobta uu qaraxu ka dhacay ku naf-waayay, isla markaana waxaa markii dambe halkaas gaaray qaar kamid ah qoyska raga dhintay iyo ciidanka Milateriga dowladda oo soo qaaday Meydadka.

Dhowr jeer oo horey ayaa waxaa sidaan oo kale qaraxyo miinooyin uga dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ugu geeriyooday dad shacab ah oo saarnaa gaadiid, kuwaasi oo ay haleeleen qaraxyo miinooyin ah oo lagu aasay laamiga hareerihiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts